Madaxtooyada Soomaaliya oo Shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Jabuuti Baaqna dirtay

Qoraal goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in taliyihii hore ee Hay’adad NISA Fahad Yaasiin hadana ah lataliyaha AMniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo lagu xanibay garoonka diyaaradaha Jabuuti. Madaxtooyada Soomaaliya qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ay ka xun yihiin in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha Amniga Qaranka ee … Continue reading Madaxtooyada Soomaaliya oo Shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Jabuuti Baaqna dirtay